Nadwo Cilmiyeed ka bilaaban doonta magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari

April 5, 2018 - Written by Editor

Boosaaso:-Waxaa ka bilaaban doonta magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari nadwo cilmiyeedii 16aad ee sanad laha ahayd waxaana soo qaban qaabisay Nadwada Musasada Al-Minhaaj ee narumarinta Dacwada gaar ahaan faraceeda gobalka Bari.

Nadwo cilmiyeedka 16aad ayaa waxaa ka soo qeyb galidoona culumada kala ah.

1-Sheekh Daahir Aw Cabdi
2-Sheekh Ahmed Daahir Aw Xasan
3-Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf
4-Sheekh Cabdi Naasir Xaji Ahmed
5-Sheekh Maxamed Macalin
6-Sheekh Maxamed Cismaan Calasow
7-Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame.

Nadwada ayaa hadii alle idmo waxaa si Live ah uga daawan doontaa Inshalaah Halgan.net.

Musasat Al-Minhaaj
Boosaaso
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,212 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>