Tacsi:Maxamuud Geelle Cumar oo dalka Denmark ku Geeriyooday.

April 30, 2018 - Written by Editor

Denmark:– Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun, Maxamuud Geelle Cumar ayaa xalay  ku geeriyooday magaalada Copenhagen ee xarunta Denmark.Adeer  Maxamuud Geelle Cumar ayaa Xanuunsanaa isbuucii la soo dhaafay. Maxamuud Geele Cumar alaha u naxariisto waxaa uu ahaa ahlu Cibaado ,deeqsi ah qaraabadana aad u xiriiriya .

Maamulka Halgan.net  ayaa waxay si gaara tacsi ugu dirayaan ehelada iyo Qaraabada Adeer Maxamuud Geelle waxaana alle ugu baryeynaa in uu ka waraabiyo Janada Firdowsa.

Halgan.net
Denmark

Leave a comment

*

Archives
April 2018
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online