Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo doortay Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

April 30, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Xildhibaanada Baarlamaanka ee DFS ayaa maanta doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka waxayna u doorteen Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo horey u ahaa wasiirka G/dhiga ee DFS doorashada ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho.

Wareegii ugu dambeeyay ee doorashadda ayaa waxaa ku tartamaay musharaxiinta kala ah Ibraahim Isaaq Yarow iyo Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaana ay kala heleen Maxamed Mursal Sheekh Cabdiramaan wuxuu helay 147 cod halka Ibraahim Isaaq Yarow uu helay 118 cod waxaana ku guuleysay Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa waday madaxada DFS waxaana Muuqda in laga guuleystay Mucaaradkii DFS ee la safnaa Prof Jawaari oo xilka iska casilay .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,304 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>