Madaxweynaha dowladda Puntland oo qaabliay safiirka dowladda Ingriiska ee Soomaaliya.[Video]
(May 4, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Danjire, Michael Nithavrianakis iyo Wafdi u