Madaxweyne Xassan Sheekh oo ka qeyb-galay Shirka Madaxda Dalalka Afrika iyo Bangiga adduunka
(April 30, 2024)
Nairobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Shirka Madaxda Afrika iyo Bangiga Adduunka ayaa soo bandhigay qorshaha dowladda Soomaaliya ee ku
Ra’iisul Wasaare Xamsa “Ma Aqbalayno in markale aan ku laabano Doorashadii Teendhada”.[Video]
(April 30, 2024)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaanta siinayso hirgelinta dhab-u-heshiisiin loo dhan
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo magacaabay Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo
(April 30, 2024)
Garowe:- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa wuxuu Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug u magacaaba
War-murtiyeed ku saabsan xiriirka DFS iyo Dowlad Goboleedyada
(April 24, 2024)
Muqdisho:-Markii la i doortay 15-kii May 2022, Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu horreyntiiba mudnaan gaar ah siisay xiriirka wada-shaqeyn ee kala dhaxeeya dowlad goboleedy
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda UNICEF
(April 24, 2024)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wefti ka socday Hay’adda UNICEF oo ay hogaaminayso Mrs Wa
𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮 𝗼𝗼 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗮𝘆 𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻-𝗶𝘀𝘄𝗮𝘆𝗱𝗮𝗮𝗿si.
(April 23, 2024)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo xiray Aqoon is-weydaarsiga Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya oo
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo shirgudoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland
(April 18, 2024)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. Kulanka ayaa
Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay shirka amniga caasimada Muqdisho
(April 17, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Benaadir oo looga hadalay da
Madaxweynaha JFS oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya.[Video]
(April 10, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS mundane Xasan Sheekh Maxamuud uu uga hadlayo Xaalada Siyaasadeed ee dalka, Ilaalinta madaxbanaanida dalka, dagaalka Khawaarijta iyo hambalyada munaasabadda ciida. Halgan.
Madaxweynaha JFS oo salaadda ciidda la oogay shacabka soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho
(April 10, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta iyo howlw

Next Page »