Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee shir madaxeedka Jaamacadda Carabta.[Video]
(May 16, 2024)
Manaama:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay Meertada 33-aad ee shirka Jaamacadda Carabta ayaa ka hadlay caqabadaha iyo duu
Maxay Puntland ka tiri shirka Madasha Wadatashiga Qaran?[Dhagayso]
(May 16, 2024)
Garoowe:-Waxaa maalintii saddaxaad galay shirka golaha wadatashiga qaran ee ka socda magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeya madaxda dowladda federalka ah iyo kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadi
Fadhiga 3aad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo warbixin lagaga dhageystay Wasaaradda Gaashaandhigga XFS
(May 16, 2024)
Muqdisho:-Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka socdo xarunta Villa Soomaaliya, uuna guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warbixin lagaga dhagaystay Wasaaradda g