War-murtiyeed ka soo baxay Shirka 9-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ).[Video]
(May 17, 2024)
Muqdisho:-Shirka 9-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo uu guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho 14-17 May 2024