Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada.

May 2, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada.
Shirka Golaha Wasiirada ayaa todobaadkan looga hadlay.

1.Amniga.
2.Xaaladda Xabsiyada Puntland.
3.Xaaladda cudurada faafa sida shuban-biyoodka,
4. Dhagaysiga warbixinta Guddiga ka diyaar-garowga Saamaynta Roobabka.
5.Todobaadka dhireynta Puntland.

Dood iyo falaaqayn ka dib ayada oo laga duulayo siyaasadda Dawladda waxa goluhu isku raacay dar dargalinta qodobada shaqo ee ka dhashay qodobada maanta goluhu ka dooday.

-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
May 2024
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online