Maxay Puntland ka tiri shirka Madasha Wadatashiga Qaran?[Dhagayso]

May 16, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Waxaa maalintii saddaxaad galay shirka golaha wadatashiga qaran ee ka socda magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeya madaxda dowladda federalka ah iyo kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Shirka ayaa looga hadlayaa qodobob ay kamid yihiin siyaasadda, amniga, la dagaallanka Alshabaab, dhameystirka dastuurka iyo arrimo kale. waxaa shirka ka maqan dowladda goboleedka Puntland oo horey u qaaddacday inay ka qeybgasho.

Wasiirka warfaafinta warfaafinta ee Punland Maxamuud Caydiis Dirir oo aan kula xiriiray khadka telefonka ee Garowe ayaan weydiiyay sida ay u arkaan shirka hadda socda iyo waxyaabaha Puntland ay ku diiddan tahay.


Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
May 2024
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online