Gudoomiyaha gobalka bari iyo taliyaha booliska Bari oo ka hadlay xaalada amniga ee Boosaso.
(September 10, 2024)
Boosaaso:-Gudoonka Gobolka Bari kan Degmada Boosaaso iyo Taliska Booliiska Qaybta Gobolka Bari oo ugu Baaqqay shacabka Magaalada Boosaaso in ay ku Negaadaan Guryahooda isla Markaana aaanay jirin Amni