Maamulka Halgan.net oo tacsi u diray dhamaan eheladii Sheekh Yuusuf Aden Maxamed
(September 12, 2024)
Minneapolis:-Inaalillaahi  waa inaa ileyhi Raajicuun waxaa xalay magaalada Minneapolis ku geeriyooday  allaha u naxriistee Sheekh Yuusuf Aden Maxamed oo ka mid ahaa culumada ugu waaweyn Soo