Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo ka hadlay Khilaafka DFS iyo Jubaland.

December 4, 2024 - Written by Editor

Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Dowladda Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee Jubaland iyo duulaanka gardarada ah ee Dowladda Federaalka ay ku burburinayso jiritaanka hay’addaha Dowliga ah ee Jubaland.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Ciidamada laga soo daldalayo furimaha dagaalka ee la keenay deegaan nabdoon oo dhib uuna ka jirin ujeedada laga leeyahay ay tahay in wiilal Soomaaliyeed ay is dilaan taas oo maanta loo baahan yahay inay ka joogsadaan hogaanka Dowladda Federaalka ah.

——Dhamaad—-

Comments are closed.

Archives
December 2024
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online