Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo Shir-Guddoomiyay Shirka golaha Wasiirada Puntland
(January 16, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo maanta lagu qabtay magaalada Boosaaso kaasi oo looga hadlay Amniga Guud, Hawl
Ciidamada Puntland oo Talisyo hor leh ka qabsaday kooxda Mujrimiinta Daacish.
(January 16, 2025)
Digaale:-Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa maanta la wareegay oo burburiyay talisyo ay Argagixisada Daacish ku laheyd Buuralayda Cal-miskaad, kuwaasi oo kala ah Taliska
Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ka hadlay Taageerada DFS ku taageertay Ciidanka Puntland.[Video]
(January 15, 2025)
Boosaaso:-Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir Jaraaid ku qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa uu ka hadlay Taageerada ay Madaxda Dowladda Fede
Wararkii ugu danbeeyey howlgalada ka dhanka ah Mijrimiinta Daacish ee ka socda Buuraha Calmiskaad
(January 15, 2025)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Puntland maanta weeraro cagmarin ah ku qaadeen buuraha calmiskaad oo ay ku dhuumaaleysanayaan kooxda argagixisada Ee Daacish
Wararkii ugu danbeeyey howlagalada Ciidamada Puntland ay ka wadaan Calmiskaad
(January 14, 2025)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Puntland maanta weeraro cagmarin ah ku qaadeen buuraha calmiskaad oo ay ku dhuumaaleysanayaan Mujrimiita Daacish. Ciidama
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo soo gaaray dalka Jarmalka
(January 14, 2025)
Düsseldorf:-Madaxweyne ku Xigeenka Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor iyo weftigii uu hogaaminayey oo ku sugan dalka Jarmalka ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Xubno ka mid ah Baarlamaanka Dowlad gobol
Madaxweynaha Jubaland oo bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah ISS ee ka socda Puntland
(January 13, 2025)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si weyn u bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah Argagixisada ee ka socda Puntland. Madaxweynaha ayaa adkeeyay ahmiyada ay leeda
Afhayeenka ciidamada Howlgalka Puntland ee Hilaac oo ka warbixiyey howl galka ka dhacay Buuraha Calmiskad [Video]
(January 13, 2025)
Boosaaso:-Ciidamadu waxay la wareegeen Taliskii ugu weynaa ee kooxdq argagixisadu iyadoona jabweyn loo gaystay" Afhayeenka ciidamada Howlgalka la dagaalanka Argagixisada Puntland. Gen. Maxamuud Maxam
Ciidanka Booliska Gobolka Mudug oo soo qabtay Burcad afduubay Markabka MV ABDALLA
(January 13, 2025)
Gaalkacyo:-Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo, ayaa maanta ku guuleystay qabashada Cali Axmed Cali Shirwac, oo lagu eedeeyay inuu ahaa burcad b
Ciidamada Puntland oo saldhigyo hor leh ka qabsaday kooxda Daacish
(January 13, 2025)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bari ayaa sheegaya in ciidamada Difaaca Puntland ee wada howlgalada ka dhanka ah kooxda Mujrimiinta ee Daacish ay saaka burburiyeen talisyo kala duwan oo ay

« Previous PageNext Page »