Ciidamada Difaaca Puntland oo weli wada howgalada ka dhanka ah Aragagixisada Daacish
(January 11, 2025)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya gabalka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada difaaca Puntland ay wadaan hhowlgalada ka dhanka ah ee Agagixisada Daacish kuwaas oo ka qabsaday ilaa 10 saldhig oo ay ku dh Madaxweyne ku-xigeenka oo furay shirweynana horumarinta waddooyinka Puntland.
(January 9, 2025)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa caawa furay Shirweynaha horumarinta Waddooyinka Puntland, oo ah kii koowaad ee noociisa ah, Shirkan oo socon doon War-Saxaafadeedka Golaha Wasiirada iyo go’aanka Dowladda Jubaland.
(January 9, 2025)
Kismaayo:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Jubaland mudane Cabdifataax Maxamed Mukhtaar ayaa warbaahinta u akhriyay war-saxaafadeed ay Dowlada soo saartay kadib shirkii Golaha Wasiirada maanta Ciidamada dowladda Puntland oo uu isku soo dhiibay xubin ka tirsan ISIS/Daacish oo ka soo jeeda dalka Itoobiya
(January 9, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada dowladda Puntland oo howl gal ka wada Buuraha Calmiskaad ee Gobolka bari ayaa waxaa isku soo dhiibay xubin ka mid ah Ajaanibta ISIS/Daacish, wuxuu u dhashay dalka Itoobiya, waxaa j War saxaafadeedka Puntland iyo Galmudug ee laga soo saaray Colaadii Galbeedka Mudug.[Video]
(January 9, 2025)
Gaalkacyo:-Shirkii Mas’uuliyiinta labada Dawladood ee Galmudug iyo Puntland oo Gaalkacyo ka furmay January 05, 2025, loogana arrinsanayey sidii xal kama danbays ah looga gaari lahaa dirirta iyo cola Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo SirdoonkaPuntland
(January 5, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 61 ee 23-da Sibteembar 2022 kuna saabsan magacaabid Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|