Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ku dhawaaqay Wejiga 3aad Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish [Video]
(February 27, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa Khudbadda uu jeediyey ku dhawaaqay wejiga 3-aad Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo bilowmaya 28 February 2025. M_M Ciidamada Difaaca Puntland oo gacanta ku dhigay 2000 oo gantaal oo Daacish ka carartay
(February 27, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ayaa gacanta ku dhigay 2000 oo gantaal oo argagixisada Daacish ay sameysteen, kuwaas oo ay doonayeen in ay waxyeello ugu geysteen shacabka Punt Raisulwasaaraha Itoobiya oo lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho.
(February 27, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kula yeeshay kulan gaar ah Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka D

(February 25, 2025)
Boosaaso:-Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland waxay maanta hawlgal lagu sifeynayo Argagixisada Daacish ka fuliyeen, deegaannada Kalriyaad, Saax iyo Madaah ee Gobolka Bari oo ay ku Madaxweynaha DFS oo kulammo la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare ee dalka Liibiya
(February 24, 2025)
Libya:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo miro dhal ah la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Liibiya, Mudane Maxamed Al-Manfi iyo Ra'iisal Wasa Ciidamada Difaaca Puntland oo la wareegay deegaanka Sheebaab (Daawo)
(February 24, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada Difaaca Puntland ee wada howlgalada ciribtirka Daacish ayaa maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada Daacish ee Sheebaab kuwaas dhaca buuraha Calmiskaad.Taliska ciidank Ciidamada Difaaca Puntland oo la wareegay deegaannada Daray-Madoobe iyo Curaar
(February 23, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaannada Daray-Madoobe, Curaar iyo buuraha afarta koone ee dhaca deegaanka Gaatir Oodan ee buuraleyda Cal-misk Ciidamada Puntland oo Mujrimiinta Daacish ka qabsaday Aagag hor leh .
(February 22, 2025)
Cal-miskaad:-Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa maanta gaaray aagag cusub oo ay ku sugnaayeen argagixisada Daacish, kuwaas isaga cararay saacadihii lasoo dhaafay kaddib markii khasaare baaxad l Madaxweynaha DFS oo furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka 11 JFS.
(February 22, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya ayaa ku bogaadiy Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Michael Nithavrianakis.
(February 22, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Ambassador Michael Nithavrianakis. Kulanka oo ay ka qeybga
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|