Duqeymo cirka ah ay haatan ka socda Buuraleyda Calmiskaad
(February 4, 2025)
Qandala:-Wararka laga helayo caawa buuraleyda Calmiskaada ayaa sheegaya in duqeymo cirka ah ay haatan ka socdaan goobo ay ku dhuumaaleysanayaan kooxda Argagixisada ee Daacish ee ku sugan Calmiskaad.
Puntland oo deegaano hor leh ka qabsaday Daacish iyo jab weyn oo gaaray Argagixisada
(February 4, 2025)
Boosaaso:-Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo Daacish ka sifeynaya buuralayda Cal-miskaad ayaa maanta dagaal xooggan ku qaaday Kooxda Argagixisada Daacish, waxaana la dilay ku d