Ciidamada Difaaca Puntland oo qabsatay Saldhigii ugu weyna ee Maafiyada Daacish
(February 5, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada difaaca Puntland oo maalintii labaad waday hawlgal lagu burburinayo saldhigyada Argagixisada Mujrimiinta Daacish ayaa waxaa ay maanta la wareegeen togga Jeceel ee buuraha Cal-misk