Madaxweynaha DFS oo kulammo la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare ee dalka Liibiya
(February 24, 2025)
Libya:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo miro dhal ah la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Liibiya, Mudane Maxamed Al-Manfi iyo Ra'iisal Wasa
Ciidamada Difaaca Puntland oo la wareegay deegaanka Sheebaab (Daawo)
(February 24, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada Difaaca Puntland ee wada howlgalada ciribtirka Daacish ayaa maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada Daacish ee Sheebaab kuwaas dhaca buuraha Calmiskaad.Taliska ciidank