Ciidamada Puntland oo howlgalo ka sameeyey buuraleyda Calmiskaad.
(February 25, 2025)
Boosaaso:-Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland waxay maanta hawlgal lagu sifeynayo Argagixisada Daacish ka fuliyeen, deegaannada Kalriyaad, Saax iyo Madaah ee Gobolka Bari oo ay ku