Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ku dhawaaqay Wejiga 3aad Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish [Video]
(February 27, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa Khudbadda uu jeediyey ku dhawaaqay wejiga 3-aad Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo bilowmaya 28 February 2025. M_M
Ciidamada Difaaca Puntland oo gacanta ku dhigay 2000 oo gantaal oo Daacish ka carartay
(February 27, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ayaa gacanta ku dhigay 2000 oo gantaal oo argagixisada Daacish ay sameysteen, kuwaas oo ay doonayeen in ay waxyeello ugu geysteen shacabka Punt
Raisulwasaaraha Itoobiya oo lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho.
(February 27, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kula yeeshay kulan gaar ah Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka D