Ciidamada Difaaca Puntland oo la wareegay deegaanka Sheebaab (Daawo)

February 24, 2025 - Written by Editor

Boosaaso:-Ciidamada Difaaca Puntland ee wada howlgalada ciribtirka Daacish ayaa maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada Daacish ee Sheebaab kuwaas dhaca buuraha Calmiskaad.
Taliska ciidanka Difaaca Puntland ayaa xaqiijey in ay si rasmi ah ula wareegeen deegaanka Sheebaab oo saldhig u ahayd kooxda Daacish.

“Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland”Ciidanku waxay la wareegeen Sheebaab , Kayaxa iyo deegaannada ku hararysan, waxaa la qabtay Shidaal, hub iyo daawooyin loogu tegay Isbitaalka ay isticmaalayeen. labo xabaal wadareed ayaa lagu arkay magalada Sheebaab”.

Hoos ka Daawo Saraakiisha Ciidanka Puntland oo warbixyey la wareegida deegaanka Sheebaab.

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
February 2025
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online