Ciidamada Puntland oo howlgalo ka sameeyey buuraleyda Calmiskaad.

February 25, 2025 - Written by Editor

Boosaaso:-Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland waxay maanta hawlgal lagu sifeynayo Argagixisada Daacish ka fuliyeen, deegaannada Kalriyaad, Saax iyo Madaah ee Gobolka Bari oo ay ku yaallaan saddex Ceel-Biyood oo muhim u ah deegaannadaasi.

Ciidanku wuxuu burburiyey talisyo yaryar oo ay ku dhuumanayeen firxadka Argagixisada Daacish, waxaa la qabtay Dameero ay raranayeen Argagixisadu iyo Agab kale oo ay lahaayeen.

Ciidanka geesiyaasha ah ee Puntland, waxaa ka go’an in ay Argagixisada Daacish ka ciribtiraan Puntland, waxaanuna uga mahadcelinaynaa shacabkeenna Mii’ iyo Magaalo sida ay uga qeyb qaadanayaan Hawlgalka socda .

-DHAMMAAD-

-XAFIISKA WARFAAFINTA HAWLGALKA CIRIBTIRKA ARGAGIXISADA EE PUNTLAND-

Comments are closed.

Archives
February 2025
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online