Duqeymo cirka ah ay haatan ka socda Buuraleyda Calmiskaad

February 4, 2025 - Written by Editor

Qandala:-Wararka laga helayo caawa buuraleyda Calmiskaada ayaa sheegaya in duqeymo cirka ah ay haatan ka socdaan goobo ay ku dhuumaaleysanayaan kooxda Argagixisada ee Daacish ee ku sugan Calmiskaad.

Wararka ayaa intaa ku daraya in qaraxyo waaweyn laga maqlay degaano ku dhow goobihii galabta ay ku dagaalameen ciidanka Puntland iyo Maafiyada Daacish.

Dhanka kale, ciidamada Puntland ayaa difaac adag ka galay degaanada hoose ee laga soo dago buuraha Cal-Miskaad,gaar ahaan Taliska Dharin si ay uga hortagaan firxadka kooxaha argagixisada ah ee ka baxsanaya weerarada ciidamada Difaaca Puntland.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
February 2025
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online