Hawlgal lagu Cirib-tirayo Argagixisada Puntland oo lagu dilay maanta 44 Daacish ah.

February 20, 2025 - Written by Editor

Boosaaso:– Puntland ayaa Warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari kuwaas oo jabweyn lagu gaarsiiyey kooxda Mujrimiinta Daacish kuwaas oo ku dhuumaaleysanaya Buuraleyda Calmiskaad .

Warsaxaafadeed ka soo baxay hogaanka Hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ee Puntland ayaa lagu yiri “Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Puntland ee (Hillaac), waxaa uu maanta oo ay taariikhdu aheyd 20 February 2025, uu weerar cir iyo dhul ah ku dilay 44 ka mid ah Argagixisada Daacish ee ku dhuumalaysanaysay deegaannada teedsan Togga- jeceel ee buuralayda Cal-Miskaad”

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeed ka soo baxay hogaanka Hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ee Puntland.

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
February 2025
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online