Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ku dhawaaqay Wejiga 3aad Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish [Video]
February 27, 2025 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa Khudbadda uu jeediyey ku dhawaaqay wejiga 3-aad Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo bilowmaya 28 February 2025.
M_M_Deeq
Halgan.net