Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Michael Nithavrianakis.

February 22, 2025 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Ambassador Michael Nithavrianakis.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah golaha xukuumada, waxaa looga hadlay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo UK ay ku boggaadisay Dowladda Puntland, xoojinta Iskaashiga UK iyo Puntland, Mashaariicda horumarin Uk ka fuliso Puntland iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya.

——-Dhamaad—–

Leave a comment

Archives
February 2025
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online