Hawlgal lagu Cirib-tirayo Argagixisada Puntland oo lagu dilay maanta 44 Daacish ah.
(February 20, 2025)
Boosaaso:- Puntland ayaa Warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari kuwaas oo jabweyn lagu gaarsiiyey kooxda Mujrimiinta Daacish kuwaas oo ku dhuumaa
Joojin Ajaanibta sharci la’aanta kusoo gelaysa deegaannada Puntland.
(February 19, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne kusoo saaray in la joojiyey Ajaaniibta Sharci la’aanta kusoo gelaysa deegaannada Puntland, waxaana la fa
Duqey xooggan oo ku socota Boholaha Xankookib oo ku dhaw Deegaanka Dhasaar.
(February 16, 2025)
Boosaaso:-Dowladda Puntland oo kaashanaysa Saaxibada Imaaraadka ayaa galabta fulisay duqeymo lagu beegsaday Boholaha Xankookib oo u dhaw deegaanka Dhasaan ee Buuralayda Cal-miskaad, waxaa lagubay kay
Saraakiil Sare oo booqatay furi aha hore uu Calmiskaad
(February 15, 2025)
Calmiskaad: Saraakiil sare oo xagga amniga ah, khibradna u leh arrimaha ciidanka, oo ay ka mid yihiin Gen. Morgan, Gen. Indho Yare, Xildhibaan Gen. Bashiir Ameerico, Gen. Omar, iyo saraakiil kale, a
Puntland oo guulo horleh ka gaartay dagaalka ay kula jirto Maafiyada Daacish.
(February 11, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada Puntland ayaa si guul leh u jebiyay kooxaha argagixisada Daacish, iyagoo gaadhay rugo cusub oo ay horey ugu dhuumaaleysanayeen argagixisadu. Khasaaraha maanta ka gaaray argagixisa
Madaxweynaha Puntland ayaa amray in meel kasta lagu dilo Firxadka Mujrimiinta Daacish ku
(February 6, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamada geesiyaasha ah ee kusoo dhaawacmay hawlgalka Argagixisada looga sifeynayo buuralay
Ciidamada Difaaca Puntland oo qabsatay Saldhigii ugu weyna ee Maafiyada Daacish
(February 5, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada difaaca Puntland oo maalintii labaad waday hawlgal lagu burburinayo saldhigyada Argagixisada Mujrimiinta Daacish ayaa waxaa ay maanta la wareegeen togga Jeceel ee buuraha Cal-misk
Duqeymo cirka ah ay haatan ka socda Buuraleyda Calmiskaad
(February 4, 2025)
Qandala:-Wararka laga helayo caawa buuraleyda Calmiskaada ayaa sheegaya in duqeymo cirka ah ay haatan ka socdaan goobo ay ku dhuumaaleysanayaan kooxda Argagixisada ee Daacish ee ku sugan Calmiskaad.
Puntland oo deegaano hor leh ka qabsaday Daacish iyo jab weyn oo gaaray Argagixisada
(February 4, 2025)
Boosaaso:-Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo Daacish ka sifeynaya buuralayda Cal-miskaad ayaa maanta dagaal xooggan ku qaaday Kooxda Argagixisada Daacish, waxaana la dilay ku d
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Falastiin
(February 2, 2025)
Muqdisho:– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Falastiin, Rowaid Adil Mohame

« Previous PageNext Page »