Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal
(March 18, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan Degmada Aadan Yabaal oo uu ka hoggaa
Madaxweynaha Puntland oo kulan xog wareysi ah la qaatay Saraakiisha Ciidamada Puntland.
(March 18, 2025)
Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa kulan ku saabsan dardargelinta Hawlgalka Ciribtirka Ar
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Ergayga QM Soomaaliya James Swan.
(March 16, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa maanta qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo, Kulanka waxaa ka qeybgalay xubno ka
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo kormeer ku yimid Kulliyadda Tababarka Booliska ee Carmo.
(March 15, 2025)
Carmo:-Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire, oo safar shaqo ku yimid degmada Carmo, ayaa maanta kormeeray Kulliyadda Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Car
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Nabadoonnada iyo Cuqaasha Gobolka Bari
(March 9, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay Nabadoonnada iyo Cuqaasha Gobolka Bari, Kulanka oo ka dhacay qeybta shirarka ee xarunta Gobolka Bari waxaa
Wararkii ugu danbeeyey howlgalada ciidamada Puntland ay ka wadaan Calmiskaad.
(March 3, 2025)
Boosaaso:-Howlgalka ciribtirka argagixisada Daacish oo ku guda jira wajiga 3aad ayaa ka soconaya buuraleyda Cal-miskaad iyo deegaannada dhaca Uur-caleed, iyadoo ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda P
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Aqalka Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay Ketema Haile Minuta
(March 2, 2025)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Ketema Haile Minuta, oo ah ku simaha Safiirka Dowl