Wasiirka Kalluumeysiga Puntland oo ka Jawaabay Eedaymo Wasaaradda Kalluumaysiga dowladda Federaalka Soomaaliya u soo Jeedisay
May 25, 2017 - Written by EditorGaroowe:-Wasiirka Kalluumeysiga dowladda Puntland ayaa waxaa ka jawaabay eedeyn uga timid Wasiirka Kalluumeysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi oo Puntland ku eedeeey in ay diiday heshiis ay isku raaceen maamulada dalka ka jira iyo dowladda Federaalka Soomaaliya arrintaas oo uu fariin qoraal ah ka soo saaray.
Hoos ka eeg warsaxaafeedka ka soo baxay xafiiska Wasiirka Kalluumeysiga dowladda Puntland. no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net