Nadwo diini ah oo ka bilaaban doonto Masjid Jaamica shide Yare ee magaalada Berbera
January 15, 2018 - Written by EditorBerbera:-Nadwo Cilmiyeedkii sannadlaha ahaa ay 20/1/2018 Habeenka sabtidu soo galayso ka bilaabmi doonto Masjid Jaamica shide yare (Berbera).Waxana ka qaybgali doona culimo iyo Dakaatiro ka mid ah culimadeen waawayn ee dalka oo safaro dheer ka kala yimid waxaan ka mid ah culimadaas :-
- Sh maxamed cali gadhle (Hargaysa )
- Sh cusmaan cali xuseen (Hargaysa )
- Sh dr xasan sh cali warsame (Burco )
- Sh xasan khayre dirir (Boorame )
- Sh faysal cali faarax (Burco )
- Sh jimcaale maxamed xaashi (Berbera )
- Sh mustafe aadam maxamed (Burco)
- Sh axmed maxamed sulaymaan(laascaanood )Nadwadaan diiniga ah ayaa waxaa ay socon doontaa muddo usbuuc ah . Habeen kastana waxaa la socda Su’aaloaha ay dadweynuhu soo wiidiiyaan culimada.
M_M_Deeq
Halgan.net