ONLF oo eedo culus u jeedisay dowladda Itoobiya

September 21, 2024 - Written by Editor

Jigjiga:-Jabhadda Xoreynta Ogaadeeniya ee ONLF ayaa ku eedaysay dowladda Itoobiya in ay ku xad-gudubtay xuquuqaha dastuuriga ah ee Soomaalida ku nool deegaanka Soomaalida.

Sidoo kale, waxa ay sheegtay in Itoobiya ay jebisay heshiiskii nabadeed ee ay labada dhinac kala saxiixdeen sannadkii 2018-kii taasi oo keentay in kooxdu ay ku dhawaaqdo in ay ku raadinayso damaceeda siyaasadeed si nabad ah.

Laanta Afka Amxaariga ee VOA-da ayaa la hadashay Madaxa ONLF iyo Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida. Maxamed Colaad Xassan ayaana warbixintan nooga diyaariyay.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2024
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online