Puntland oo deegaano hor leh ka qabsaday Daacish iyo jab weyn oo gaaray Argagixisada

February 4, 2025 - Written by Editor

Boosaaso:-Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo Daacish ka sifeynaya buuralayda Cal-miskaad ayaa maanta dagaal xooggan ku qaaday Kooxda Argagixisada Daacish, waxaana la dilay ku dhowaad 40 Argagixiso Ajaaniib u badan iyado ka badana laga dhaawacay isla markaaasina lala wareegay dhammaan deegaanadii ay ku sugnaayeen Argagixisadu.

Ciidanka Howlgalka dhinacooda waxaa jira dhimasho kooban iyo dhaawac fudud, Geesiyaasha Ciidanka Dowladda Puntland waxaa ka go’an in ay Argagixisada ka sifeeyaan dhammaan dhulka Puntland.

-DHAMMAAD-

https://t.me/radiopuntland

Comments are closed.

Archives
February 2025
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online