Saraakiil Sare oo booqatay furi aha hore uu Calmiskaad

February 15, 2025 - Written by Editor

Calmiskaad: Saraakiil sare oo xagga amniga ah, khibradna u leh arrimaha ciidanka, oo ay ka mid yihiin Gen. Morgan, Gen. Indho Yare, Xildhibaan Gen. Bashiir Ameerico, Gen. Omar, iyo saraakiil kale, ayaa booqday jiida hore ee ciidanka dowladda Puntland ay ka wadaan hawlgalka ciribtirka argagixisada Daacish ee deegaanka TogaJeceel ee buuraleyda Calmiskaad.

Saraakiisha iyo khubarada amniga ayaa kulan la qaatay saraakiisha hoggaaminaysa hawlgalka, iyagoo la wadaagay khibradooda, siiyay tallooyin iyo warbixinno amni oo ku saabsan hawlgalka socda.

-DHAMMAAD-

Leave a comment

Archives
February 2025
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online