Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay dilkii Sh Usama Bin-Ladin

May 2, 2011 - Written by

Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha Shabaabul Mujaahidiin ayaa waxa uu ka hadlay dilkii loo geystay hoggaamiyihii Al-Qacida Usama Bin-Ladim.

Sheikh Xasan Daahir Aweys oo saaka u waramayey taleefishinka Aljazeera, ayaa sheegay in Usama Bin-Ladim uu helay wixii uu raadinayey, wuxuuna carrabka ku adkeeyey inuu soo dhammaaday waqtigiisii.

Sheikh Xasan Daahir ayaa sheegay in dhimashada Usama ayan u joogsaneynin dagaalada lagula jiro reer galbeedka, wuxuuna carrabka ku adkeeyey in dhimashada qof iyo laba ayan waxba u dhimmeynin wax iska caabinta ay ku jiraan.

Sheikh Xasan Daahi oo la weydiiyey in aan laga daxadarin ammaanka hoggaamiyihii Al-Qaacida, ayaa waxa uu ku warceliyey inaan nafna la celin karin hadii waqtigeeda soo dhammaado, isla markaasna aan la xeeladeysan karin, sida uu sheegay.

Sheikh Xasan Daahir oo ka mid ah hada hoggaamiyaasha Shabaabul Mujaahidiin ayaa Mareykanku ku eedeeyey goor hore inuu xiriir dhow la leeyahay kooxda Al-Qaacida ee uu Madaxda ka ahaa Sheikh Usama Bin-Ladin

Somalireal+Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2011
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online