Dr.Cumar Cabdirashiid oo waraysi siiyey BBC-da.(Dhagayso)

May 10, 2011 - Written by

Nairobi:-Ra.iisul wasaarihii hore ee DFKM Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo shalay waraysi gaar ah siiyey Idaacada BBC-da laanteda afka Soomaaliga ayaa waxaa uu ka waramay xaalad da siyaasadeed ee dalka Soomaalidu uu hadda marayo iyo khilaaf ka ka dhex aloosan Madaxda sare ee DFKM.

Ra.iisul wasaarihii hore ee DFKM Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa waxaa uu ka awarmay arrimo fara badan waxaan uu eeda u heediyey Madaxda DFKM gaar ahaan Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sh Axmed oo uu ku eedeeyey in uu ku tagrifalay lacago DFKM ka soo gaaray dalalka carabta.

Halkaan ka Dhagayso

BBC

Leave a comment

*

Archives
May 2011
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online