Sh.Shibli oo maanta khudbadii Jimce kaga hadlay 4 arrimood oo ay dadku jecel yihiin. (Cod/Masawiro)
January 3, 2014 - Written by EditorNairobi:-Sheekh .Maxamuud Sh.Maxamed Shibli, ayaa maanta Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, waxa uu ka soo jeediyey khudbo qiima badan, taasoo uu uga hadlayey waxyaabaha aadanuhu jecel yihiin iyo dabarka ay shareecadu u sammey say, waxayna kala yihiin:-
1-Dumarka
2-Caruurta
3-Maalka
4-Madaxtinimada
no images were found
Sheekha, ayaa sheegay in afartaas in shareecadu ayan xarriim, balse waxaa loo sameeyey dabar aan la gudbi karin, wuxuuna sheegay in la doonayo in la ilaaliyo xuduudda shareecadu u sammeysay amuurahaas.
Hoose ka dhageyso khudbada Sheekh Maxamuud Shibli
Yaasiin Cabdi Axmed
Nairobi-Kenya