Deegaano badan oo ka tirsan Puntland oo laga soo dhaweeyey guusha Dr C/weli Gaas.[Daawo]

January 8, 2014 - Written by Editor

gaasplGaroowe:-Ka dib markii uu ku guuleystay xilka Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa banaanbaxyo lagu taageerayo guushiisa waxaa ay ka bilaawdeen deegaano kala duwan oo ka tiran Puntland. Magaalada Qardho ee xarunta gobalka Kar kaar ayaa waxaa isku soo baxay boqolaal qof kuwaas oo wata booraar ay ku taageerayaan Madax weynaha cusub ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa.

Dadweynaha magaalada Qardho ayaa gawaari ay ka buuxaan dhalin yaro  ku dhexmarayeyn wadooyinka waaweyn ee magaalada Qardho waxaana ilaa caawa damaashaad ka socda  iyada oo rasaas kor loo ridayo.  Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sidoo kale waxaa ka dhacay dabaaldeg weyn oo lagu soo dhaweynayo guusha Madax weynaha cusub ee Puntland Dr Cabdiweli Gaas.

Waxaa sidoo kale uu Banaanbax balaaran oo lagu soo dhaweynayo guusha Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ay  ka dhacay magaalooyinka Buuhuudle ,Sanaag,Gaalkacyo iyo Goldogob, iyo gobalka Gardafuul gaar ahaan Degmada Baargaal  waxaana lagu soo dhaweynayey is badalka ka dhacay Puntland.

Daawo DHAHAR OO SI WAYN LOOGA SOO DHAWEEYAY MADAXWAYNAHA CUSUB EE PUNTLAND 08 01 2014

Daawo BADHAN OO SI WAYN LOOGA SOO DHAWEEYAY MADAXWAYNAHA CUSUB EE PUNTLAND 08 01 2014

Daawo QARDHO OO SI WAYN LOOGA SOO DHAWEEYAY MADAXWAYNAHA CUSUB EE PUNTLAND 08 01 2014

Daawo BOOSAASO OO SI WAYN LOOGA SOO DHAWEEYAY MADAXWAYNAHA CUSUB EE PUNTLAND 08 01 2014

Daawo BUUHOODLE OO SI WAYN LOOGA SOO DHAWEEYAY MADAXWAYNAHA CUSUB EE PUNTLAND 08 01 2014

Daawo GAALKACYO OO SI WAYN LOOGA SOO DHAWEEYAY MADAXWAYNAHA CUSUB EE PUNTLAND 08 01 2014

Source: Somalichannel

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online