Mu,asada Al-karam iyo Culumo badan oo gaaray gobolada Saaxil,Togdheer,iyo Sanaag.

January 27, 2014 - Written by Editor

DSCF2185Ceerigaabo:-Mu,asada dacwada iyo horumarka ee Al-Karam ayaa waxay Safar dacwadeed ugu baxeen qaar ka tirsan gobolada jamhuuriyada S\land

Safarkan ayaa waxa hogaaminaya qaarka mid ah culimada ugu waawayn s/land waxaana ka mid ahaa
1-Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo si weyn looga yaqaan guud ahaan dalka Soomaaliya .

2-Sheekh Maxamed Aaden Muxumed imaamka iyo Khadiibka Masjidka Cali Mataan ee  magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

no images were found

3-Sheekh Cawil Faarax Shire oo si weyn looga yaqaan gobalada Somaliland

4-Sheekh Dr.Xasan Sheekh Cali Warsame

5 Sheekh Cabdi Qani Aw Saalax –

6-Sheekh Mustafe Aden Maxamed

7-Sheekh Axmed Maxamed Suleymaan oo ka mid ah Culumada Sool iyo Ceyn si weyna looga yaqaan gobaladaas.

8 Sheekh Feysal Maxamed Cumar -( gudoomiyaha mu,asasada Al-Karam)

9- Sheekh Maxamed Macalin  oo ka mid ah Culumada Punland

10-Sheekh Maxamuud Xaliiki

11.Ustaad Naasir Cali Barkhad  (xoghayaha  Mu,asasada Al-Karam )

Culimada ayaa socdaal dacwadeed ku kala bixin doona gobalada kala duwan waxaana ay ka qeyb gali doonaan Nadwo Cilmiyeed ka bilaaban doonta magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag.

Waxaa kale oo la filayaa in magaalada Ceerigaabo ay soo gaaraan culumada kala

Sheekh C/Naasir Xaji Axmed

Sheekh Cismaan Cali Xusayn [Sh Cismaan Laangadhe}

Sheekh Axmed Cabdi Samed  Cabdulle

Nadwada Cilmiyeedka ka bilaaban doonta magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag ayaa waxaa uu Cinwaankeeda uu yahay

( منهج أهل السنة والجماعة في الدعوة إلى الله waxayna socon doontaa 9 maalmood.

Mu,asada dacwada iyo horumarka ee Al-Karam

Ceerigaabo

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online