Ciidamo ka wada tirsan DFS oo ku dagaalamay degmada Wanlaweyn

January 29, 2014 - Written by Editor

DagaalMuqdisho:-Dagaal u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa ka socda degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose, dagaalka oo ah mid xooggan ayaa waxaa uu qaraxay ka dib markii ciidamo ka tirsan Milateriga soomaaliya ay yimaadeen magaalada ka dibna uu dagaalka dhex maray ciidamo hore u joogay magaalada.

Dagaalka ayaa waxaa uu daba socdaa ka dib markii maalintii shalay ciidamo ka wada tirsan Dowladda federaalka Soomaaliya iska horimaad kooban uu ku dhexmaray degmada Walaweyn waloq dagaalka saaka uu yahay mid ka culus kii shalay.

Dagaalka u dhexeeya ciidamada ka wada tirsan Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa iaa hadda ku dhintay 7 askari waxaan ku dhaawacmay ilaa 15 askari, Dagaalka saaka ayaa waxaa uu ahaa mid hubka Tiknikadu ay ka qayb qaadanayeen sidda saxaafadda uu u sheegay qof goob joog ah.

Ma ah markii ugu horaysay oo ciidamada ka wada tirsan Dowladda federaalka Soomaaliya  uu dagaal ku dhexmaro degaano ay ku sugan yihiin iyagoo inta badan ku dagaalama lacag iyo jidgooyoon ay u dhigaan dadka shacabka ah si ay lacago baad ah uga qaataan.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online