HRW: AMISOM Kufsi ayay Somalia ka Geysteen (Dhageyso)

September 9, 2014 - Written by Editor

1115938_origHay’adda Xuquuda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysey ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM inay kufsi u geystaan gabdho yaryar oo Soomaali ah, kuwaas oo inta badan xeryaha ciidamadaasi u doonta dawooyin iyo samafal.

Shir jaraaiid oo hay’addu ay ku qabatey magaalada Nairobi ayaa waxaa lagu xusey in falalka ciidamadaasi ay ku kacaan ay xitaa keeni karaan habacsanaan dhanka amniga ee xarrumaha Midowga Afrika ee Somalia.

Warbixinta Humarn Rights Watch oo faah faahsan iyo AMISOM oo ha hadashay ka dhageyso xagga hoose

WARBIXINTA HUMARN RIGHTS WATCH

AMISOM OO KA HADASHAY EEDEYNTA

VOA Somalia

Leave a comment

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online