Shirkii Golaha Wasiirada PL oo qodobo laga soo saaray.[Akhri]
November 6, 2014 - Written by Editor
Garoowe:-Kulankii Golaha Wasiirada Dawladda Puntland ee maanta ayaa waxa looga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin amniga dalka. Joojinta tahriibta .iyo joojinta bacda beersoolka,qorshe hawleedka dawladda siyaasadda dowladda ee ku aadan dadka dulman . siyaasada Deegaanka iyo safarki madaxway naha ee Uk Ethopia iyo Emaraatka.
Hoos ka Akhriso go’aamadii ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada ee dowladda Puntland
[singlepic id=1402 w=800 h=600]
[singlepic id=1403 w=800 h=600]
Xafiiska Warfaafinta,Wacyigelinta,Hiddaha iyo
Dhaqanka ee Madaxtooyada Puntland.

.gif)

