Khatarta U dabaal dega Sanadka cusub waa muxaadaraad xul ah.[Dhamaad]
(December 31, 2014)
Boosaaso:-Waa muxaadaraad iyo waraysi  ku saabsan  u dabaal dega sanadka cusub ee miilaadiga  iyo ciidaha gaalada arin kaas oo ah mid aan waafaqsanayn shareecada Islaamka. Culimada Soomaaliyeed ay
Fariinta Culimada Xuska ama Dabaal Dega Sannadka cusub Sh.Dirir iyo Sh.Maxamed Cali Gadhle.[Daawo Video-ga]
(December 31, 2014)
Hargeysa:-Waxaan halkaan caawa idinku soo gudbinaynaa fariinta ama waano ay Culimada Soomaaliyeed uga hadlayaan Xuska ama Dabaal Dega Sannadka Cusub fariintaan waanada ah ayaa waxaa umada Soomaaliyeed
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo soo gabagabeeyey socdaalkii dacwo uu ku joogay Kampala (Masawiro)
(December 31, 2014)
Kampala :- Sh.Bashiir Axmed Salaad ayaa soo gabagabeeyay muxaadaraad kiisa habeenkii salaasada isagoo ku soo gabagabeeyay fataawa iyo dardaaran uu u jeedinayay dhammaan ummada Soomaaliyeed . Sheekh
U dabaal dega Sanadka Cusub Sh.Fu’aad Xaaji Nuur.[Dhagayso]
(December 31, 2014)
Boosaaso:-Sh Fu'aad Xaaji Nuur oo ka mid ah culimada ku nool degaanada Puntlland ayaa waxaa uu kalimada kooban uu uga hadlay wax ay shareecada Islaamku ay ka qabto in dadka muslimiinta ah ay ciid ka
Radio Gaalkacyo oo caawa Bam Gacmeed lagu weeraray iyo laba wariye oo ku dhaawacmay
(December 31, 2014)
Gaalkacyo:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in caawa maqribkii Bam Gacmeed lagu tuuray xarunta Idaacada Radio Gaalkacayo.Bamka lagu tuuray Idaa
Zakariye Ismail Xirsi oo lagu soo wareejiyey dowladda Federaalka ee Soomaaliya
(December 31, 2014)
Ceelwaaq:-Wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Zakariye Ismail Xirsi oo ka mid ahaa saraakiisha ururka Al-shabab oo maalintii Sabtidii isku dhiibay
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
(December 31, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta  dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, ka dib markii uu socdaal ku tagay dalka Masar oo uu kulamo kala duwan la soo qaatay  mada
Madaxweyne Gaas oo soo gebagebeeyey safarkii shaqo ee uu ku tagay Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal dibna ugu soo laabtay caasimada Puntland ee Garoowe.[Masawiro]
(December 31, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo  shalay booqasho ku tagay degmada Eyl ee Gobolka Nugaal ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31-12-2014 kormeer shaqo ku tagay
Safarkii Wariyaha BBC-da Maxamed Ibrahim Macalimu ee Puntland.[Dhagayso]
(December 31, 2014)
Xaafuun:-Waxaa dhawaan safar shaqo ku tegay deegaanada Puntland weriyaha BBC-da Maxamed Ibrahim Macalimu , waxaan safariisa uu ka soo bilaabay magaalada Gaalkacyo ilaa Xaafuun isagoo dhulka maraya wax
Ardayda Dugsiga Hoose/Dhexe ee Imaamu Shaafici oo shalay u fadhiistay Imtixaankii Teeramka Dhexe [Masawiro]
(December 31, 2014)
Laascaanood:-Waxaa shalay ka bilowday Imtixaanadii Teeramka  Dhexe ee Sanandka Dugsiyeedka 2014/2015 Dugsiga Hoose Dhexe ee Imaamu Shaafici   Magaalada Laascaanod ee xarunta Gobolka Sool. Imtixaank

Next Page »