Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo lagu soo dhaweeyey Jabuuti.[Masawiro]
(November 21, 2014)
Jabuuti:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh Cusmaan Jawaari iyo wafdi Xildhibaanno ah oo uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda d
Dugsiga Quraanka ee Hooyo oo laga furay magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]
(November 21, 2014)
Gaalkacyo Jimciyada hooyo oo ka shaqaysa Arrimaha Khayriga ah ayaa xarun cusub oo lagu baranayo quraanka kariimka ah kafurtay  xaafada garsoor ee magaalada Gaalkacyo gaar ahaan agagaarka masjidka ram
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Hidaaya ee Nairobi Sh. Shibli.[Dhagayso]
(November 21, 2014)
Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa khudbadii Jimcaha ee maanta Sh.Maxamuud Shibli ka jeediyay masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, sheekha ayaa khudbadiisa waxaa uu isku dul taagay saddex Aayad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo habeenkii labaad ka hadlay buuga Xadka ridada (Daawo )
(November 21, 2014)
Nairobi :-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa xalay waxaa uu muxaadarooyin taxane ah oo uu kaga hadlayo buuga Xadka Riddada Maxaa ka run ah oo uu qoray Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil uu ka bilaabay Masjidk
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shaaciyey waqtiga la qabanayo Mooshin ka dhan ah Ra’iisul wasaaraha DFS.[Dhagayso]
(November 21, 2014)
Muqdisho:-Afhayeenka Baarlamaanka DFS, Prof.Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa sheegay in maalinta Isniinta ah Barlamaanka la geyn doono mooshin ay soo gudbiyeen Xildhibaano ka mid ah DFS laguna ridayo
Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay Khilaafka Madaxda DFS
(November 21, 2014)
Garoowe:-Warsaxafadeed ka soo baxay Dawlada Puntland ayaa waxaa mar kale lagu xusay in ay ka walaacsan yihiin khilaafka u dhexeeya Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Ra’iisul Wasaare
Sh. Dr.C/weli Sh. Maxamed Xaaji.Yuusuf oo safar dacwadeed ku tegay Lieks.[Dhagayso]
(November 21, 2014)
Lieksa:-Waxa safar dacwadeed ku tegay magaalada Lieksa ee bariga dalka Finland 13-16. 11. 2014  Sh. Dr. C/weli Sh. Maxamed Xaaji.Yuusuf oo ah iimaamka iyo Khadiibka masjidka Al-huda ee magaalada hels
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(November 21, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka soo qayb galay shirkii New Deal ee ka dhacay magaalada Cop