Shariif Xasan Sh Axmed oo loo doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya
(November 17, 2014)
Baydhabo:-Gudoomiyihii hore ee Barlamannka DKMG Shariif Xasan Sh Axmed ayaa loo doortey maanta Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.Cod gacan taag ah ayaa ergooyinka ay ugu codeeyeen Shari
Maxkamada danbiyada culus ee Ciidanka Puntland oo xukun riday.[Dhagayso]
(November 17, 2014)
Boosaaso:-Waxaa maanta Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee dowladda Puntland ee gobollada Bari, Gardafuul, Karkaar, Sanaag iyo Haylaan ayaa u fadhiisatay dacwad lagu soo oogay ilaa 7 ruux oo qaar ka
Xafladda furitaanka Markaska Al-Taqwa magaalada Aarhus ee caasimadda labaad ee dalka Denmark.(Daawo)
(November 17, 2014)
Aarhus:-Waxaa markay taariikhdu ahayd 1da bisha November 2014 xariga laga gooyey markiskii ugu horeeyey uguna waynaa ee ay yeeshaan jaaliyaadda soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Aarhus ee caasimadda
Madaxweynaha PL oo furay xarun cusub oo lagu daryeelo Hooyada iyo dhalaanka.[Masawiro]
(November 17, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo Xariga ka jaray Xarun Cusub oo lagu daryeelayo Hooyada iyo Dhallaanka sidookalana ka qeyb galay Daahfurka Carmma. Madaxweynah
Ra’iisul wasaaraha DFS “Xubnaha Golaha Wasiirada waa iney u gutaan shaqadooda si waafaqsan dastuurka Dalka”
(November 17, 2014)
Muqdisho:-Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Wasiir ka tirsan xukuumadda oo sheegay in 14 wasiir ay Ra’iisul Wasaaraha u gudbiyeen warq
Ergayga Gaarka ah ee QM ayaa la kulmay Madaxda Soomaalida iyo Dibulumaasiyiin kuna baaqay xasilooni siyaasadeed ka hor shirka Copenhagen
(November 17, 2014)
Muqdish:- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) Nicholas Kay ayaa la kulmay madaxda Soomaaliyeed 16-ka November 2014. Waxaa shirka ku wehliyay Danjiraha Denmark Geert Aagaard
Deeq lacageed oo la soo gaarsiiyay Dugsiga Agoonta ee Daaurl Xanaan ee Qardho.[Video/Masawiro]
(November 17, 2014)
Qardho:-Deeqdan lasoo gaarsiiyay Dugsiga agoonta ee Daarul xanaan ee magaalada Qardho ayaa waxa ay ka timi gabar Soomaaliyeed oo ku nool wadanka Maraykanaka kana soo jeedaa Deegaanada Puntland. Muniir
Wasiirka arrimaha Gudaha ee DFS waxaa ka codsanay Ra’iisul wasaaraha is casilaad.[Dhagayso]
(November 17, 2014)
Muqdisho:-Wasiirka arrimaha Gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya C/llahi Goodax Barre oo ka mid ah Wasiiradda Taageersan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud aya waraysi
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ku Aaddan Dhisidda Maamulka Koonfur Galbeed
(November 17, 2014)
Muqdisho:-Annagoo ka duuleyna qodobka 11aad ee heshiiskii laba dhinaclaha ahaa maamul dhisidda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo qeexayey “Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa mas’uul ka ah meel-marint