Raisulwasaare Cabdi weli oo ka hadlay Mooshinka laga keenay xukuumada (Dhageyso)
(November 24, 2014)
Muqdisho, 24, November, 2014 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed, oo caawa war murtiyeedeed uu ka soo saaray xaalada dalka uga waramay marxalada siyaasasadeed
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo joojiyey Mooshinka laga keenay Xukuumada ilaa amar danbe (Akhriso)
(November 24, 2014)
Muqdisho:-War qoraal ah oo dhawaan ka soo  baxday Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamanka DFS Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxaa uu hakiyey mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumada Raisulwasaare  Ca
Waaxda Shaqada iyo Shaqaala XR.W oo tababar usoo xiray Shaqaale ka tirsan Xafiiska.
(November 24, 2014)
Muqdisho:-Waaxda Shaqada, Shaqaalaha iyo tababarrada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, ayaa tababar soconayay hal maalin oo ku saabsan kor u qaadidda aqoonta xirfadlayaasha u qabatay qaar kamid ah sha
Kulankii Baarlamaanka DFS oo buuqay iyo natiijo la’aan ku dhamaaday.[ Video]
(November 24, 2014)
Muqdisho:-Kulankii Baarlamaanka DFS ayaa mar kale waxaa uu ku dhamaaday  buuq iyo natiijo la'aan ka dib markii uu Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu soo galay golaha
Madaxweyne Gaas oo ka hadlay weerarkii Al-shabaab ka geysteen Degmada Mandheera
(November 24, 2014)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay weerarkii ay ururka Al-shabaab ay sheegteen in ay ka geysteen Degmada
Gudoomiyaha Baarlamaanaka DFS oo ciidamo wata oo yimid xarunta Baarlamaanka
(November 24, 2014)
Muqdisho:-Waxaa goordhow soo gaaray xarunta Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Gudoomiyaha Baarlamaanaka  Maxamed Sh Osman Jawaari oo ay la socdaan Ciidamo walow ay weli socdo Buuq iyo sa
Xildhibaanada ka soo horjeeda Mooshinka xukuumada oo jeexjeexay waraaqaha xaadirinta xubnaha Baarlamaanka
(November 24, 2014)
Muqdisho:-War haatan naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinka laga keenay Xukuumada Raisulwasaare Cabdi weli Sh Axmed ay laba jeer jeexjeexeen waraaq
Xildhibaanada DFS oo saaka mar kale ku kulmaya Muqdisho
(November 24, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta ay kulmayaan xildhibaanada baarlamaanka DFS waxaana horyaal Gudoonka Baarlamaanka  mooshin ka dhan ah Raiisulwasare C/weli Sh