Shirka Golaha wasiirada Puntland oo looga hadlay Arrimo dhowr ah
November 13, 2014 - Written by Editor
Garoowe:-Kulankii Golaha Wasiirada Dawladda Puntland ee maanta ayaa waxaa looga hadlay arimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin xaaladda nabad gelyada dalka, dhismaha garoonka diyaaradaha ee Bosaso, cudurka Ebola iyo xaaladda soomaaliya.
Hoos Akhriso War-Murtiyeedka ka soo baxay
[singlepic id=1764 w=800 h=600]
[singlepic id=1765 w=800 h=600]
M_M_Deeq
Hagan.net

.gif)

