Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay Khilaafka Madaxda DFS
November 21, 2014 - Written by Editor
Garoowe:-Warsaxafadeed ka soo baxay Dawlada Puntland ayaa waxaa mar kale lagu xusay in ay ka walaacsan yihiin khilaafka u dhexeeya Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sh.Axmed iyo Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud arrintaas oo ay la wadaagayaan Beesha Caalamka ee taageera Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka ka soo baxay dowlladda Puntland oo dhamaystiran;-
[singlepic id=2144 w=900 h=800][singlepic id=2145 w=900 h=800]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

