Duruus Online
Muxaadaraadkii Caawa Ee Sh Maxamed Cabdi Umal iyo Sh C/qaadir Boobe (Dhageyso+Fataawa)(February 15, 2015)
Zambia:-Waxaan idiin soo gudbineynaa dhawaan muxaadaradii uu caawa uu ka jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal magaalada Ndola waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa kaga hadlay اسباب سعة الرزق Muxaadarooyinkii Nadwadii lagu qabtay magaalada Laascaanood (Daawo)
(February 9, 2015)
Laascaanood:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaraadkii nadwadii lagu gabagabeeyey magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxaana nadwada uu cinwaankeeda ahaa dhalanroga dhaqanka iyo dabaqabash
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/02/11.jpg)
(February 5, 2015)
Laascaanood:-Waxaa lagu soo gabagabeeyey caawa Nadwo Cilmiyeed diiiniga ah oo loogu magac daray dhalanroga dhaqanka iyo dabaqabashadiisa ee ka socotay Masjid Jaamaca magaalada Laascaanood Saddexdii Ha
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/02/sh-umal.png)
(February 4, 2015)
Nairobi:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu jeediyey Fadiilat Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu Cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa Nicmada ilaah ee ugu way
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/01/IMG_9533.jpg)
(January 30, 2015)
Laascaanood:-Waxaan idiiin ku soo gudbinaynaa muxaadaro cusub oo uu galay Sh.C/Naasir Xaaji Axmed oo ah Shiikh ka mid ah culimada ugu waaweyn ee Soomaaliya , dacwana ka wada gobolka Sool iyo Cayn, She
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/01/115.jpg)
(January 26, 2015)
Laascaanood:-Sh Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culimada waawayn ee ku nool gobolka Sool ayaa waxaa uu jeediyey Muxaadaro uu ku Difaacyo Suubanihii Nabigeena , Muhamed Nabadgelyo iyo naxariis ko
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/01/snapshot_112.png)
(January 25, 2015)
Oslo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Tawfiiq waxaana khudbada jeediyey Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo ah Sheekha iyo Imaamka Masjidka Al-Tawfiiq. Sheekh Dr Cali Max Qeybtii 2aad Muxaadarada Ugargaarida Nabi Maxamed CSW Sh Maxamed Umal (Vedio+Cod)
(January 17, 2015)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa xalay wuxuu ka jeedin doonaa Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee Nairobi qeybtii labaad ee muxaadarada lagu difaacayo looguna gargaarayo nabigeena Maxamed صلي ا
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/01/shcumar.jpg)
(January 16, 2015)
Garoowe:-Waxaan walaalaha Islaamka u soo gudbineynaa Taariikhdii iyo Siiradii Nabigeena CSW waxaana Kitaabka Haada Xabiib Yaa Muxib Sh.Cumar Faaruuq Raximahulaah Sheekh ayaa si wanaagsan u soo bandhig Sideen ugu hiilinaa Nebigeenii Muhamed (صلي اللة علية وسلم) Sh.Umal [Daawo]
(January 16, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimce ee Masjidka Abu bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi ee uu maanta jeediyey Sh Maxamed Cabdi Umal isagoo Shiikhu uu uga hadlay Aflagaadda ay saxaaf
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|