Faalooyin

Dhalinyarada iyo Dowrkooda W/Q Sh C/baasid Sh.Ibraahim
(January 4, 2014)
Waa maqaal diini ah oo ka waramay Dhalinyarada iyo Dowrkooda waxaan qoray Sh. C/baasid Sh.Ibraahim, Shiikh C/baasid Sh Ibraahim ayaa waxaa maqaalka uu ku iftiimiyey dowrka weyn ee ay dhalinyarado ku d
Waa wareeeeeeey!!!!!! – Maqaal W/Q Xaashi Yaasiin Cismaan
(December 23, 2013)
Hordhac Bisinka! Bisinka! Aniga laftigaygaaba cinwaanka maqaalka  ku naxay oo dhinacyada dhugtay. Ma anigaa waa warey iri mise cid kale? Tolow ma riyaa? Mise waa run? Runta u badi! Maxaa kee
Almiino may riwaayaddaha ay jilayaan noo kala duwaan W/Q Sh C/risaaq Sugule
(December 3, 2013)
Finland:-Soomaaliya waxaa ay dhex dabaalanaysaa imtixaan adag oo aan la saadaalin karin meesha uu ku danbayn doono waxaan soo xusuustay bari uu Cawke BBC-da uu ka yiri ” Caawa iyo xaalkii  baraiga
الغلاة يقتلون المجاهدين Maqaal in la akhriyo ku haboon W/Q C/casiis Maxamed
(November 11, 2013)
Muqdisho:-Waxaa maanta aad ula yaabay maqaal lagu daabacay Mareegtay Almoslim.net oo uu mushrif ka yahay Sh.Dr Naasir Cumar Xafidahulaah Maqaalkaan ayaa i soo xasuusiyey xasuuqii ay dalka Jazaa,ir ka
Eeddo ninka inanta iga guursaday waa noocaas maaska ah! W/Q Sh Ahmed Cabdisamed
(November 10, 2013)
Muqdisho:-Dadku waxay kala leeyihiin midabbo, muuqaallo, mabaadi’ iyo mawaaqif lagu kala sooco. Nin walbana waxaa la gartaa waxa uu xambaarsan yahay ee ah diin, dhaqan, afkaar iwm, halkaas ayaana lo
Ninkii xubnaha is jaray! Shiikh Axmed Cabdisamad
(November 5, 2013)
Qofka aadanaha ah wuxuu ka kooban yahay seddex quwadood oo kala ah: awooda jirka, tan caqliga iyo mida ruuxa. Seddexda awoodood way isdhamaystiraan. Haddii mid hawlgab noqotana inta kale si buuxda aya
Samawade..Sedkiisii Ma Helay..(1 of 2 ) W/Q Sh Maxamed Idirs Axmed
(October 17, 2013)
Mecca:-Samawade, Waa Ilma yar.. Hooyadii waa xaaskii 2aad oo Aabihiis guursado..Minyaradu marna iyadaa la riixaa.. Marna iyadaa wax riixda, waa adduun iyo xaalkiis! Samawade Xaaladiisa, Minyaradooda w
Al-shabaab yaa dhalay? qaybtii 5aad Sh Axmed Cabdisamad
(September 25, 2013)
Inta aynaan ka hadlin halka ay ka soojeedaan kooxaha Takfiir, Qaacido iyo Shabaab: ma Salafiyo ayaa asal u ah mise Ikhwaan mise cid kale?. Ma Sucuudi ayay ka yimaadeen mise Masar mise meel kale? Kutub
Al-shabaab yaa dhalay? qaybtii 4aad W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(September 24, 2013)
Laga soo bilaabo markii maxkamaduhu jabeen waxaa taagnayd eed loo jeedinayo wadaadada gaar ahaan maxkamadaha oo ahayd balaayadaan idinkaa noo keenay iyo waad noo qariseen. Marar badan iyo meelo kala d
Puntland intii ay jirtay maxaa u qabsoomay, maxaase laga gaabiyey
(September 4, 2013)
Leicester:-Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah subxaanalaahu watacaalaa oo fursadan ii siiyay in aan wax ku soo qoro, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas

« Previous PageNext Page »