Faalooyin

Anaa soo muslimiyey! W/Q Sh. Axmed Dheeli
(February 6, 2015)
Waa gabar wadaad ah oo ay si fudud maskaxda uga xadeen qolyaha takfiirka ah, waxaa allaah siiyey nin dhalinyaro ah oo ay is jecel yihiin oo ay wada dhisteen qoys dadku kuwada kuunyo. Wadaadkii oo safa
Anigu gaal maahi ee kursigaa Gaal ah! (Qeybta 1aad) W/Q: Sh. Axmed Cabdisamad
(January 2, 2015)
Markii la doortay madaxweyne Shariif oo dadka qaarki ay GAAL ku sheegeen ayaa arrintaas la weydiiyey C/laahi Yusuf oo isaga laftiisa horay loo gaalaysiiyey, wuxuuna ku jawaabay: anigu gaal maahi ee ku
Khibrad Dacwo : UL baad wadataan W/Q Sh Cabdibaasid Maylow
(December 23, 2014)
Sagaashameeyadii Qarnigii tegey waxaan la socdey Sh.Maxamed khayr Cimraan (AHU) oo ka mid ah Culimada Soomaalida ugu waaweyn Sacuudiga mar uu boogasho ugu tegey Sh.Xasan Al Saa'ig oo ahaa Madaxa Marka
Kulamada soo dhawaynta qurbajoogta miyay dhiirigalinaysaa tahriibta dhalinyarada,.??W/Q C/wahaab Salaad Xasan.
(December 20, 2014)
Qormadaan waxaa igu dhaliyay markaan aad u arkay kulamo soo dhaawyn oo loosamaynayo qurbajoog kusoo noqotay wadanka.Kuwo siyaasiyiin sheganaya,kuwo shacabka kamid ah iyo wadado ahba,…intuba way isku
SAHAY-QAADO Tix gabay ah Abwaan Ismaaciil Maxamed Cali
(December 18, 2014)
Asc ilaahay swt waxa uu  yidhi Naf kastaa waa tii geeri dhadhaminaysa nebiguna scw waxa uu yidhi (badiya is xasuusinta macaan dumiyaha) haddaba waxan rabaa inaan walaalaha la wadaago  tix gabay ah
Dhalashadii la eeday ee Calmaaniyada‏ W/Q Dr. Khadar Omar Jama
(December 12, 2014)
Aragtida lagu magacaabo (Theocracy) oo ah in nidaamka dawladeed ilaahnimo sheegto, ama ku andacoodo inuu ilaahay toos ula xidhiidho, waxay ahayd aragti kahana qaaday wadamada reer galbeedka, wakhtigii
Ra’yigeyga sow Xor uma ihi ? W/Q Abdulbasid Sh.Ibraahim
(December 5, 2014)
In badan dadku waxay is weydiiyaan ama ku doodaan in Qof walba uu Ra'yigiisa u madax banaan yahay oo siduu wax u arko ama ula muuqato uu wax u sheegi karo. Hadalkaan waxbaa sax ka ah , laakiin sida lo
Dawladnimo, Danguud, iyo Dayaca Soomaaliyeed W/Q Dr. Khadar Omar Jama
(December 3, 2014)
Dawladnimadu waa teedka iyo darbiga ugu muhiimsan ee umadduhu ku naaloodaan. Umadaha qadarinta iyo tixgalinta kuleh nolosha, waxay kutiirsan yihiin nidaam  dawladdeed oo u taagan aaya k
Casriyeynta diinta hummaag lagu hungoobey! 3aad W/Q Sh Fu’aad Maxamuud
(November 26, 2014)
Boosaaso:-Dhulka muslinku dego wuxuu ahaa mid loo diyaariyey dhalan rog, dhaqan dooris & marin habaabin arrintaas oo uu horseed u ahaa gumaysigii qabsaday dhulweynaha islaamka ilaa laga soo gaaray
Raadraaca fufka fikradaha sheelan ee Buuga “Xadka Riddada maxaa ka run ah”Qaybta 2aad
(November 3, 2014)
Waxaan hore ugaga hadalay aragtida falsafeed ee Auguste Comte (1798–1857) , Inta aynaan is waydiin maxaa ka dhexeeyo Auguste Comte iyo labadan-nin Cabdulkarin Suruush iyo qoraaga Buuga “Riddada ma

« Previous PageNext Page »